🚚 Gaadhsiinta Degdeg Ah
Dawadaada waxaan kuu gaadhsiinaa 24 saacadood gudahood— degdeg, ammaan, gurigaaga.
💳 Lacag Bixinta Fudud
Dhammaan lacag bixintu waa ammaan oo sir ah. Waxaan aqbalaynaa Zaad SLSH,eDahab,Premier Wallet iyo Cash
🌍 Dalka Oo Dhan — 24/7
Meel kastaba oo aad ku nooshahay, adeeggeenna wuxuu kuu furan yahay —24 saacadood, 7 maalmood.
Su'aalaha Badanaa La Weydiiyo
Dawo Care waa goob khadka ah oo dawada laga iibsado. Waxaan la kaashannahay farmashiiyada ugu weyn ee dalka si aan kuugu bixino adeeg degdeg ah, ammaan, oo aad kalsoon kartid — adiga oo gurigaaga fadhiya.
Waa fudud yahay. Dooro dawadaada boggeenna, ku dar baaskiidka, kadibna buuxi macluumaadka gaadhsiinta. Waxaanu xaqiijin doonaa dalbashogaaga si dhakhso ah.
Waxaan dammaanad qaadaynaa in aad dawadaada ku heshid 24 saacadood gudahood dalbashada kadib.
Haa, waxaan gaadhsiinta u dirnaynaa gurigaaga ama meesha aad doortid. Haddaad shaki qabto, nala soo xiriir si aan ku xaqiijino.
Waxaan qaadanaynaa lacag bixinta kala duwan oo ay ku jiraan lacag caddaan ah markii la gaadhsiinayo (Cash on Delivery), iyo lacag bixinta khadka ah.
"Humdam Syrup".
"MULTICLIF Syrup".
HEMO BRIGHT SYRUP
Zinc Oxide Adhesive Plaster