Dawo Care

Caafimaadkaaga Waa Mudnaanteenna

  • Farmashiiyada ugu weyn dalka ayaan la kaashannahay
  • Dawadaada ku hel 24 saacadood gudahood
  • Gurigaaga Ayaan ku keenaynaa
  • Macaamiis kasta oo dalka ah ayaan si gaar ah u qadarinaynaa
IIbso Dawo

Dawooyin kala duwan halkan ka dooro

🌍 Meesha Aan Joogno & Kooxdeenna

Waxaan adeeg u bixinaynaa magaalooyinka ugu weyn Somaliland — Hargeysa, Burco, Berbera, Borama, Ceerigaabo iyo magaalooyinka kale. Kooxdeenna xirfadlaha ah ayaa dalka oo dhan fadhiya, diyaar u ah inay kaa caawiyaan mar kasta oo aad u baahato.

Adeegga macaamiisha ayaa noo muhiim — waxaan doonnaynaa inaad had iyo jeer faraxsan tahay. Hadba raalli kuma noqon, nala soo xiriir si aan kuu hagaajino. Talooyinka iyo ra'yigaaga ayaan si gaar ah u qadarinaynaa — waayo, idinkaa noo horseedaya inaan maalin kasta wax ka bedelno adeeggeenna.

Codkaagu muhiim buu noo yahay — nala soo xiriir maanta.

Contact US

Choose your payment plan

Zaad SLSH

eDahab

Cash

"Dawo Care waa adeeg aan la mid ahayn. Dawadayda waxaan ku helay 12 saacadood gudahood — degdeg oo ammaan ah. Aad baaan ugu mahadsantahay!"

Hodan I. 
Hodan I. 

"Hal jeer ayaan isticmaalay, tan iyo markaa kuma noqon mid kale. Adeeggu waa heer sare, gaadhsiintuna waa degdeg. Dawo Care ayaa loo baahan yahay!"

Cabdifataax M.
Cabdifataax M.

"Gurigayga ayay dawadayda ii keeneen — fudud, xawli, qiimana wuu la macquul yahay. Qof kasta oo Somaliland ah ayaan u diri lahaa dawocare.com!"

Faadumo A.
Faadumo A.