A-ferin Plus

A-ferin Plus

$2.50
Skip to product information
A-ferin Plus

A-ferin Plus

$2.50
DC435

Waa sharoobo loogu talagalay carruurta qabta hargabka iyo ifilada (Cold and Flu). Waxay caawisaa yaraynta calaamadaha sida cabburka sanka, hindhisada, iyo xanuunada jidhka ee la xiriira hargabka.