Actilax Mixture 500mL

Actilax Mixture 500mL

$10.00
Skip to product information
Actilax Mixture 500mL

Actilax Mixture 500mL

$10.00
D354

Actilax waa dareere (lactulose solution) loogu talagalay daawaynta waxtarka leh ee calool-istaagga muddada dheer (chronic constipation). maaddaama uu Actilax u shaqeeyo isbeddel dabiici ah oo uu ku samaynayo xubinta malawadka (colon), waxay qaadan kartaa 24 ilaa 48 saacadood ka hor inta uusan dhicin saxaro caadi ah.

Isku-darka Actilax waxaa lagu qasi karaa cabitaanka miraha (juice), biyo, ama caano.

Ku habboon: Dadka waaweyn iyo carruurta.