Anticold

Anticold

$0.00
Skip to product information
Anticold

Anticold

$0.00
DC5

Kani waa daawo dabiici ah oo loogu talagalay daaweynta hargabka iyo ifilada. Waxay ka koobantahay geedka Echinacea purpurea, kaas oo gacan ka geysta xoojinta habka difaaca jirka iyo yareynta astaamaha hargabka. Sanduuq kasta wuxuu ka koobanyahay 20 kiniini oo lagu dahaadhay dahaadh khafiif ah.