Fludrin

Fludrin

$1.50
Skip to product information
Fludrin

Fludrin

$1.50
DC336

waa sharoobo loogu talagalay carruurta si looga yareeyo calaamadaha hargabka iyo durayga. Waxay u shaqaysaa sidii "Antitussive" oo dejisa qufaca iyo "Antipyretic" oo hoos u dhigta qandhada ama kuleylka jidhka. Maaddaama ay leedahay dhadhanka strawberry, waxay u fududaysaa carruurta inay si dhib la'aan ah u qaataan daawada