FREE APPETITE

FREE APPETITE

$2.00
Skip to product information
FREE APPETITE

FREE APPETITE

$2.00
DC706

Magaca dawadan waa FREE APPETITE

Waa sharoobo loogu talagalay kordhinta rabitaanka cuntada iyo nafaqeynta jidhka. Waxay caawisaa dadka u baahan inay miisaan kordhiyaan.

  • Maaddooyinka: Multivitamin with Cyproheptadine Syrup.

  • Baaxadda dhalada: 200 ml.

  • Isticmaalka: Waa in loo qaataa sida uu dhakhtarku u qoray.

Xusuusin: Fadlan hubi in dawooyinkan loo isticmaalo si waafaqsan talada dhakhtarka si looga fogaado waxyeello dambe.