Gastracid

Gastracid

$1.70
Skip to product information
Gastracid

Gastracid

$1.70
DC649

Waa dawooyinka aashitada caloosha (Antacids). Waxay dejiyaan laab-jeexa, gaaska, iyo dibbirada.

  • Talo: Ha la qaadan dawooyin kale isla waqtigaas, sababtoo ah waxay hor istaagaan nuugista dawooyinka kale.