Herbion Naturals Cough Syrup

Herbion Naturals Cough Syrup

$4.00
Skip to product information
Herbion Naturals Cough Syrup

Herbion Naturals Cough Syrup

$4.00
DC239

sharoobada qufaca ee Herbion Naturals Cough Syrup, taas oo ah dawayn dabiici ah oo ka samaysan dhir (Herbal). Sharoobadan ma laha sonkor (Sugar Free) waxaana lagu macaaneyey geedka Stevia, taas oo ka dhigaysa mid u fiican dadka qaba macaanka ama dadka iska ilaaliya sonkorta. Waxaa loo isticmaalaa in lagu dejiyo qufaca, cunaha xanuunka ama qalaylka, iyo xabeebta. Sidoo kale, sharoobadan ma laha khamri, mana keento hurdo, waxaana ku jira dhalada qiyaas dhan 150 ml.