Loratadine 10 mg

Loratadine 10 mg

$8.00
Skip to product information
Loratadine 10 mg

Loratadine 10 mg

$8.00
DC235

Waa kiniiniyo loo isticmaalo daawaynta xasaasiyadda (allergy), waxaana sanduuqan ku jira 30 kiniini. Loratadine waxay ka tirsan tahay kooxda dawooyinka loo yaqaano antihistamines, kuwaas oo loo isticmaalo in lagu yareeyo calaamadaha xasaasiyadda sida hindhisada, cuncunka indhaha, sanka oo dareera, iyo cuncunka maqaarka. Maadaama ay tahay nooca aan badanaa dadka hurdo qabsiinin, waxaa loo qaadan karaa xilliyada maalintii si loo xakameeyo dhibaatada xasaasiyadda.