Loratadine 5mg

Loratadine 5mg

$8.00
Skip to product information
Loratadine 5mg

Loratadine 5mg

$8.00
DC238

dawada loo yaqaano Loratadine 5mg. Dawadan waa nooca loo isticmaalo la tacaalida xasaasiyadda ama xajiinta (Antihistamine), waxaana inta badan loo qaataa si loo yareeyo calaamadaha ay ka mid yihiin hindhisada, sanka oo dareera, iyo cuncunka indhaha ama maqaarka. Sanduuq walba waxaa ku jira 10 kiniiniyood, waxaana soo saartay shirkadda Florencia Healthcare oo fadhigeedu yahay dalka Hindiya. Loratadine waxaa lagu yaqaanaa inay tahay dawo aan inta badan keenin lulmo badan marka loo barbardhigo dawooyinka kale ee xasaasiyadda.