Loratyn-10 (Loratadine 10 mg)

Loratyn-10 (Loratadine 10 mg)

$0.00
Skip to product information
Loratyn-10 (Loratadine 10 mg)

Loratyn-10 (Loratadine 10 mg)

$0.00
DC493

DawadanI waa Loratyn-10 (Loratadine 10 mg). Waa dawo ka tirsan kooxda loo yaqaano antihistamines, taas oo loo isticmaalo in lagu daaweeyo xasaasiyadda (allergies). Waxay aad ugu wanaagsan tahay yaraynta calaamadaha ay ka midka yihiin hindhisada, sanka oo dareera ama xidhma, iyo indhaha oo cun-cun ama biyo leh. Sidoo kale, Loratadine waxaa loo yaqaannaa "non-drowsy", taas oo macnaheedu yahay badanaa ma keento lulo ama hurdo marka la qaato.