METOCLOPRAMIDE INJECTION

METOCLOPRAMIDE INJECTION

$8.00
Skip to product information
METOCLOPRAMIDE INJECTION

METOCLOPRAMIDE INJECTION

$8.00
DC564

Magaca dawadan waa METOCLOPRAMIDE INJECTION.

  • Waa irbad loo isticmaalo joojinta lallabbada (nausa) iyo matagga daran.

  • Waxay dardar-gelisaa dhaqdhaqaaqa caloosha iyo mindhicirrada si cuntadu dhaqso ugu gudubto.

  • Mid walba oo ka mid ah 10-ka ampoule ee sanduuqa ku jira wuxuu ka kooban yahay 10mg/2ml.

  • Waxaa lagu bixin karaa habka muruqa (I.M.) ama xididka (I.V.) iyadoo uu maamulayo qof aqoon caafimaad leh.

  • Waxaa soo saartay shirkadda Farmasino Pharmaceuticals oo ku taal Shiinaha.