Otrivin Adult Nasal Spray Twin Pack

Otrivin Adult Nasal Spray Twin Pack

$10.00
Skip to product information
Otrivin Adult Nasal Spray Twin Pack

Otrivin Adult Nasal Spray Twin Pack

$10.00
D294

Otrivin Adult Nasal Spray waa dawo sanka furta oo bixisa nafis degdeg ah marka uu sanka xidho hargabka, durayga, caabuqa sanka (sinusitis), xasaasiyadda (hayfever), ama caabuqyada kale ee sanka ku dhaca.

Otrivin Adult Nasal Spray waxaa isticmaali kara dadka waaweyn iyo carruurta ka sarreysa 12 sano ee ka cabanaya sanka oo xidhma. Carruurta u dhaxaysa 6 ilaa 11 sano waxaa loogu talagalay Otrivin Junior