Quadrajel

Quadrajel

$3.50
Skip to product information
Quadrajel

Quadrajel

$3.50
DC741

Quadrajel (Dental Gel)

Waa jel (gel) loo isticmaalo xanuunada afka iyo ciridka, kaas oo leh saamaynta jeermis-dilista iyo xanuun-baabi'inta.

  • Miisaanka: 15 g.

  • Nooca: Antiseptic, Analgesic, iyo Astringent.

  • Isticmaalka: Waxaa lagu mariyaa nabarrada afka (mouth ulcers), ciridka bararay, ama xanuunka ka dhasha ilkaha la gashado.

  • Digniin: Loogu talagalay kaliya isticmaalka afka gudihiisa (For dental use only).