Relief Tablets

Relief Tablets

$5.00
Skip to product information
Relief Tablets

Relief Tablets

$5.00
DC13

Kani waa dawo loo isticmaalo in si degdeg ah loogu yareeyo xanuunada kala duwan iyo qandhada. Waxay waxtar u leedahay daawaynta xaaladaha soo socda:

  • Madax xanuunka

  • Xanuunka jirka

  • Qandhada

  • Ilig xanuunka

  • Xanuunka kuluubyada (Gout pain)

Xidhmadu waxay ka kooban tahay 10 kiniini. Waxaa muhiim ah in la raaco tilmaamaha dhakhtarka ama farmashiistaha ka hor inta aan la isticmaalin.