Rumel Gel (Antacide Antiflatulent)

Rumel Gel (Antacide Antiflatulent)

$2.50
Skip to product information
Rumel Gel (Antacide Antiflatulent)

Rumel Gel (Antacide Antiflatulent)

$2.50
DC700

Dawadan magaceedu waa Rumel Gel.

Waa dareere loo isticmaalo in lagu daaweeyo laab-jeexa, aashitada caloosha, iyo dibbirada.

  • Maadada: Magnesium Hydroxide, Aluminium Hydroxide, iyo Simethicone.

  • Baaxadda: 200 ml.

  • Shaqada: Waxay ku dejisaa laab-jeexa muddo 3 daqiiqo ah.

Xusuusin: Fadlan hubi in dawooyinkan loo isticmaalo sidii uu dhakhtarku kuugu qoray ama raac tilmaamaha ku qoran baakadaha.