sanino kids

sanino kids

$1.50
Skip to product information
sanino kids

sanino kids

$1.50
DC448

dawadan waxaa loo isticmaalaa in lagu ilaaliyo ilkaha caanaha ee carruurta, ayadoo ka hortagta suusalka iyo bololka. waxay leedahay dhadhan strawberry ah si ay carruurta ugu fududaato inay cadaydaan, waxaana loo sameeyay qaab jilicsan oo aan dhib u geysanayn ciridka iyo dhukayga ilkaha ee carruurta ee weli jilicsan.